Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland oo lagu doortay Garawe

Baarlamaanka maamulka Puntland, ayaa goordhaw magaalada Garawe waxa ay ku doorteen Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maamulkaasi, kadib markii dhawaan xilka laga qaaday Gudoomiyihii Baatlamaanka Dhoobo Daareed. Doorashada oo ka dhacay hoolka Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Garoowe ayaa waxaa ku tartamay Saddex musharax oo kala ahaa Xildhibaan Abwaan Cabdirishiid Yuusuf Jibriil, Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali … Continue reading Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland oo lagu doortay Garawe